Agaasime lagu eedeyay in uu lunsaday lacag badan oo xabsiga la dhigay

Agaaasimihii Waaxda Dib u dejinta barakacayaasha ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa xabsiga la dhigay kadib markii lagu helay musuq maasuq iyo xad tooyo lacageed.

Daahir Maxamed Nuur ayaa lagu eedeyay in uu lunsaday lacag dhan $ 84,000 (Siddeetan iyo Afarkun oo Doollar).

Waa mas’uulkii ugu horreeyay ee loo xiray lunsashada lacag iyo musuq maasuq hantida qaranka.

Facebook Comments