Sunday, March 26, 2023
HomeUncategorisedMuuse Biixi oo si kulul u cambaareeyay Qaraxii Xalay ka dhacay Magaalada...

Muuse Biixi oo si kulul u cambaareeyay Qaraxii Xalay ka dhacay Magaalada Buuhoodle

Madaxweynaha Maamulka Soomaliland muuse Biixi ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay magaalada buuhoodle.

War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada maamulka soomaliland ee hargeysa ayaa looga tacsiyadeeyay dadkii qaraxa ku dhintay waxaana madaxweynuhu faray laamaha ammaanka in ay baaritaan ku sameeyaan qaabka uu qaraxa u dhacay iyo cida ka dambeysay.

Halkaan Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments