WARAR

Dableey Hubeysan oo Xalay Magaalada Boosaaso ku dishay Maareeye ku xigeenkii Shirkadda Golis

Dableey hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ku dishay Allaha ha u naxariistee Maareeye ku xigeenkii shirkadda Isgaarsiinta Golis C/llaahi Cali Cumar.

Xili salaadda cisho uu ka soo baxay ayey dableey bastoolado ku hubeysan waxa ay ku toogteen Masjidka Rowda ee Magaalada Boosaaso.

Dableeydii falka dilka ah u geesatay maareye ku xigeenkii shirkadda golis ayaa goobta ka baxsatay.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: