Meydadka laba ruux oo Oromo ah ayaa saakay laga helay qeybo kamid ah magaalada boosaaso ee xarunta gobolka bari.
Meydadka oo aan la ogeyn cida dishay ayaa laga helay laba meelood oo boosaaso ka tirsan waxaana muuqata in xalay la dilay labada ruux oo dhalinyaro ahaa.
Dhalinyarada Oromada ee la dilay ayaa da’dooda lagu qiyaasay 20 sanno jir lamana oga cida dishay.