Saturday, March 25, 2023
HomeUncategorisedXoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka oo is casilay

Xoghayihii Joogtada ee Wasaaradda Gargaarka oo is casilay

Xoghayihii Joogtada ee wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Maxamed Cumar Macalin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaaraddaas.

Xoghayaha is casilay wuxuu sheegay in sababta uu isku casilay tahay duruufo adag oo u saamixi waayay, kuna sii wato shaqadii uu hayay, balse ma aanu sheegin duruufahaas.

Maxamad cumar Macalin ayaan la ogeyn sababta uu isku casilay inkastoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan is casilaaddiisa.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in arrimo la xiriira kiiska Agaasime waaxeedka Dib u dejinta Barakacayaasha Daahir Maxamed Nuur, ee loo xiray musuq maasuq lagu soo eedeeyay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments