Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedGen Caanood oo wata Ciidan iyo Gaadiid Dagaal ayaa ku sii jeeda...

Gen Caanood oo wata Ciidan iyo Gaadiid Dagaal ayaa ku sii jeeda Gobolka Gedo

Warar Madax Banaan ayaa sheegaya in Abaanduulihii Ciidanka Xoogga Dalka ee Madaxweyne Farmaajo uu xilka ka qaaday Gen Caanood uu ka gadooday Xil ka qaadistii lagu sameeyay.

Gaadiid dagaal iyo ciidan badan isaga oo uu wato ayaa gaaray deegaanka Shalaambood ee Gobolka shabeellada hoose waxaana wararku sheegayan in uu ku sii jeedo Gobolka Gedo.

Inkastoo si dhab ah aan loo xaqiijin karin wararka sheegaya in Gen caanood uu gadooday haddana waxaa jirta ilo madax banaan oo xaqiijinaya in generaalka uu watay ciidamo badan iyo gaadiid afartameeyo kor u dhaafaayo uuna ku sugnaay deegaanka shaalmbood ee gobolka shabeellada hoose.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments