WARAR

Waaxda Dambi baarista ee CID oo xabsiga dhigtay Mas’uuliyiin ka tirsan Dekedda Muqdisho

Ilaa lix xubnood oo ka tirsan Kastamka Canshuuraha Dekedda Muqdisho, ayaa loo xiray eedeymo musuq maasuq iyo wax is daba marin.

Ciidamada Waaxda Dambi baarista ee CID ayaa xiray Maamule kuxigeenka Kastamka Canshuuraha Dekedda Muqdisho waxaana warqad xarig ah loo jaray agaasimaha Kastamka Canshuuraha Dekedda Muqdisho Axmed C/llaahi Samow.

iidamada dambi baarista ayaa la wareegay xafiiska kastamka canshuuraha Dekedda Muqdisho, iyagoo saacado baaritaan ku hayay xafiiska, isla markaana gebi ahaanba joojiyay shaqadii ka socotaa.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: