Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedDaawo: Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyay Gaari lagu waday Meyd

Daawo: Ciidamada Dowladda oo Muqdisho ku rasaaseeyay Gaari lagu waday Meyd

Askari ka tirsan ciidamada Dowladda oo rasaas ku furay gaadiid waday meyd ayaa waxaa ku dhintay mid kamid ah qaraabada marxuumka lasoo aasi rabay.

Dilka wiilka dhalinyarada ah wuxuu ka dhacay agagaarka Warshadda taraqa iyo sigaarka ee Magaalada Muqdisho kadib muran soo kala dhexgalay askariga iyo gaadiidka Ambulance ee meydka waday waxaana askariga uu rasaas ku furay gaariga meydka lagu waday.

Askariga dilka geestay oo isku dayay in uu baxsado ayaa gacanta lagu dhigay.

Halkaan Hoose ka Daawo Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments