Dibad bax looga soo horjeedo Jubbaland oo ka socda Magaalada Dhoobley

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayan in banaanbax xooggan uu hadda ka socda bartamaha magaalada.

Banaanbaxa ayaa waxaa lagaga soo horjeeda Axmad Madoobe waxaana dadka ay ku qeylo dhaaminayaan erayo ay kamid yihiin” Dooni meyno Madoobe Dooni meyno kali talis”.

Waxgarad,Haween iy Caruur ayaa banaanbaxa ka qeyb galaya waxaana dhoobley laga dareemaya in kacdoonkii xoreynta jubbaland uu ka curtay .

Facebook Comments