WARAR

Gen Cabdalla Cabdalla oo laga saaray Xubinnimada Taliska Hey’adda NISA

Warka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa lagu sheegay in Gen,Cabdalla Cabdalla Maxamed oo mar soo noqday Taliye ku xigeenka Hay’addaas laga saaray xubinimadii NISA.

Hay’adda ayaa sheegtay in guddi loo xil saaray wareysiga uu bixiyay Cabdalla, oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka Hay’adda dhexdeeda ka jira.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: