Sunday, March 26, 2023
HomeUncategorisedTaliyihii hore ee NISA Gen Gaafow oo ku guuleystay Doorasho ka dhacday...

Taliyihii hore ee NISA Gen Gaafow oo ku guuleystay Doorasho ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galaduud waxaa maana ka dhacday Doorashada kursi kamid ah golaha shacabka.

Kursigaan loo tartamayay waxaa 19 bishii Agoosto ee sanadkaan baneeyay C/qaadir Gaafow Maxamuud oo iska casilay xilka xubinnimada baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada oo aheyd mid aan loolan badi jirin ayaa waxaa u tartamayay Taliyihii hore ee Hey’adda NISA Gen C/llaahi Gaafow oo la dhashay C/qaadir Gaafow oo isaga iska casilay Xubinnimada Baarlamaanka.

Doorashada kursigaan Banaan waxaa k guuleystay sida ay shaaciyeen guddiga madaxa banaan ee doorashada Gen C/llahi Gaafow oo horay usoo noqday taliyaha NISA iyo Hoggaanka laanta socdaalka iyo Jinsiyaddaha .

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments