WARAR

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Magacaabay Garsoorayaal iyo Guddoomiyeyaal Maxkamadeed

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa dib u habeyn ku sameeyey Garsoorayaasha Maxkamadaha Darajada 1-aad iyo 2-aad ee gobolka Banaadir, isagoo dalacsiin iyo isku bedel ku sameeyey qaar kamid ah Garsoorayaasha.

Guddoomiayaha Maxkamadda Sare markuu arkay baahida loo qabo in dib u habayn lagu sameeyo Garsoorka Gobolka Banaadir, isla markana uu la tashaday masuuliyiinta ay quseyso arintaan, waxaa u soo saaray wareegtadan.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: