Saturday, March 25, 2023
HomeUncategorisedXildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Mooshin ka gudbiyay Ra'isul wasaare Kheyre

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo Mooshin ka gudbiyay Ra’isul wasaare Kheyre

Mooshin ka dhan ah Ra’isul Wasaare Kheyre ayaa waxaa loo gudbiyay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

Mooshinka oo ah Soo Jeedin u yeeriddda Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xasan Cali Kheyre Waxaana Mooshinka saxiixday ilaa 23 Xildhibaan.

Xeer hoosaadka Golaha shacabka qodobkiisa 72aad ayaa dhigaya in 10 Xildhibaan ay soo jeedin u yeerid ka keeni karto Ra’iisul Wasaaraha, iyadoo aan cod loo qaadin.

Xildhibaanada baarlamaanka ayaa maalamahaan ka doodaayay in amniga muqdisho waxaana doodda xildhibaanada ay keentay in loo yeero Ra’isul wasaare Kheyre.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments