Thursday, March 30, 2023
HomeUncategorisedWafdi uu Hoggaaminaayo Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ku wajahan Ceelbarde

Wafdi uu Hoggaaminaayo Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ku wajahan Ceelbarde

Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saaka ku wajahan degmada  Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

Madaxweynaha maamulkaas  C\casiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa la filayaa in uu kulan la qaato qeybaha kala duwan ee bulshada iyo Taliyeyaasha laamaha amniga si loo dardar geliyo dhisida Golayaasha deegaanka oo dadaallo lagu dhisayo ay ka socdaan degmada Ceelbarde.

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koofur galbeed iyo Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka ayaa ku howlan dhisida Golayaasha deegaanka, iyadoo wafdi kasocday oo hordhac u ahaa Madaxweynaha uu shalay gaaray degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments