Madaxweynaha DG HirShabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare, Ayaa tacsi u diray dhamaan Eheladii Qaraabadii Saaxibadii Shacabka iyo Maamulka Gobolka Iyo Guud ahaan Umadda Somaliyed Kadib Geeridii Ku Timid Rabbi Ha u Naxariistee Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Ahaana Duqiii Magaalada Muqdisho Marxuum Ing. Abdirahman Omar OmanYariisow.
Gudoomiye Marxuum Ing Yariisow Waxa uu ahaa Qof Xishood badan Afgaaban Dulqaad badan Runtana aan la gamban Ilaahayna Kitaabkiisa Midigta haka siiyo Qabrigana Rabbi Ha u Waasiciyo.
Eheladii uu ka baxay oo ay ugu Horeeyaan Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Samir iyo Iimaan Allaha ka siiyo. Aaamiin.