Suldaanka beelaha daga Bariga gobolada Galgaduud iyo Mudug, Suldaan Saciid Cali Cumar ayaa manta kula kulmay magaalada London Uk , Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo safar howlaha shaqo u yimid London
Suladaanka iyo Madaxweynihii Hore ayaa waxeey ka wada hadleyn isku xirka Walaalaha wada daga Gobalada kala ah Galgaduud iyo Shabeelada Dhexe si namad waarta looga gaaro labadaa Gobal oo ay kala Maamulaan Galmudug iyo Hirshabeelle laakiin dadka daggan ay yihiin dad walaalo ah oo kuwada abtirsadaan Beelweynta Mudulood.
dhanka kale suldaaka ayaa ka tacsiyeeyay qaraxii ka dhacay Ex Koontarool Afgooye, dadkii ku dhintay waxuu allaah uga baryay janatul fardowsa kuwa dhaawaca caadimaad taam ah siiyo