Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedBeesha Jabraa'iil Waceysle oo ka hortimid sida loo qeybsaday Xildhimaanada Galmudug

Beesha Jabraa’iil Waceysle oo ka hortimid sida loo qeybsaday Xildhimaanada Galmudug

Beel kamida Beelaha dagga Maamul gobaleedka Galmudug ayaa maanta shir ay ku yeesheen magalada Muqdisho kaga hor yimaadeen  dhismaha maamulkaas, waxeyna cadeeyeen in aysan kamid aheyn   kana soo horjeedaan  qaabka wax loo qeybiyay.

Beesha Jabraa’iil oo ka mid ah beesha waceysle ayaa ku tilmaamtay sida wax loo qeybiyay mid  aad oga fog cadaaladda waxeeyna ku baaqeen in wax laga qabto hadii laga qaban waayana ay iskaga bixidoonaan Maamulka Galmudug.

Waxgaradka beesha ayaa sheegay hogaanka beesha waceyle in uusan ku matalin awood qeysiga  lagu wadaagaayo xildhibaanada iyo waliba ka mid noqoshada Maamulkaa, Beesha ayaa  cabasho u diray Dowladda dhexe ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo iyo Xassan Cali Kheyre in ay soo fara galiyaan dulmiga ka dhax jira Beelaha wada Dagga Galmud.

 

 

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments