Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedAkhriso:- Gudoonka labada aqal ee Barlamaanka Soomaliya oo magacaabay gudi cusub

Akhriso:- Gudoonka labada aqal ee Barlamaanka Soomaliya oo magacaabay gudi cusub

Gudoonka labada aqal ee Barlamaanka Soomaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerarka dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka.

Gudigaan ayaa loodiray amaba looxilsaaray diyaarinta afar xeer oo lxairiira doorashooyinka qaranka.
Dhowaan ayay ahayd markii uu madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo uu saxiixay sharciga doorashooyinka qaranka iyadoona horey ay usoo meelmariyeen labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
Warqada magacabista gudiga iyo shaqooyinka ay qabanayaan.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments