Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedSawirro:-Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay hogaanka Ahlusunah

Sawirro:-Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay hogaanka Ahlusunah

Madaxweynaha cusub ee maamaulka Galmudug Ahmed Abdi Kariye (Qoor Qoor) ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Dhuusomareeb kula kulmay hogaanka sarre ee Ahlusunah kuwaas oo shaaciyay inay siyaasada isaga bexeen.

Hogaanka Ahlusunah iyo madaxweynaha Galmudug ayaa ka wadahadlay sidii loosii amabaqaadi lahaa isku keenida shacabka dega deegaanada Galmudug loona soo afjari lahaa khilaafyada siyaasadeed ee taagan.

Kulanka ay yeesheen Madaxweynaha Galmudug iyo hogaanka Ahlusunah ayaa imaanaya xilli magaalada Dhuusomareeb uu dagaal xoogan kudhexmaray ciidamada dowlada federaalka Soomaliya iyo kuwo Ahlusunah iyadoona ugu danbeyn hogaanka sarre ee Ahlusunah ay isku dhiibeen ciidamada dowlada hubkoodana ay kuwareejiyeen.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments