Saturday, June 10, 2023
HomeUncategorisedKa taxadar Corono-Virus samee talaabooyinkaan.

Ka taxadar Corono-Virus samee talaabooyinkaan.

– si joogto ah gacmahaaga u dhaq adiga oo ku dhaqaya saabuun ama alkahool.

– ka ilaali farhaaga in aad ku taabato wajigaada siiba afka, sanka, indhaha.

– ka fogoow ama hatagin meelaha ay dadka badani ay iskugu yimaadaan.

– qof walba oo aad la macaamileyso u jirso masaafo ka badan hal mitir.

– qofna haku salaamin gacmahaaga, sidoo kale ka ilaalso gacmahaaga in aad ku taabtaabato darbiyada iyo gidaarada suuqa iyo basaska dhexdooda ah.

– gurugaada haka bixin intii macquul ah ilaa aad u baahato wax duruuri ah sida cunto ama daawo.

– dadka ka weyn 40ka sano si gaar ah ha u taxadaraaan maadaama dadka inta badan la dhibtooda ay ka weyn yihiin 40ka sano.

– hadii aad qabto xanuuno kale sida sonkorta, cagaarshoow, burukiitada, neefta ama Asmada, HIV iyo dhamaan xanuunada daba dheeraada si gaar isku ilaali oo socodka badan ee dibada iska yaree.

Ka hortagu waxa uu ka fiicanyahay daaweynta.

Fariintaan Fadlan wll Gaarsii qof walba oo Soomaaliyeed u SHARE garee waxaa macquul ah fariintaan oo aad gaarsiisey asxaabtaada in ay ka hortag uga noqoto xanuunkan llaahay idinkiis.

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments