Monday, June 5, 2023
HomeUncategorisedCiidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Qarxa

Ciidamada Amaanka oo gacanta ku dhigay Waxyaabaha Qarxa

Ciidanka Booliiska Fadaraalka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Gaalkacyo oo mudooyinkaan waday howlgallo Lagu Xaqiijinayo amniga ayaa gacanta waxay Ku dhigeen Jaakad ah nuuca loo adeegsado qaraxyada abaabulan.

Taliyaha Qeybta Booliiska Gobalka Mudug G/Dhaxe Qaasim Sheekh Doon Cali oo La hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalkaan Lagu Soo qabtay Jaakadaan nooca qaraxyada Loo isticmaalo

Gudoomiyaha Gobalka Mudug C.Raxmaan Cali Diiriye Isxal oo isna la hadlay Warbaahinta Qaranka Ayaa bogaadiyay dadaalka Ciidanka Booliiska ee Ku aadan Sugidda amniga

RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments