Madaxweyne Trump, oo hadda saxaafadda kula hadlay aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in doorashadii socotay maalmahaan uu asaga ku guuleystay balse la khiyaamay sida uu sheegay.
“Haddii aad tirisid codadka sharciga ah si fudud ayaan ku guuleystay, haddii aad tiriso codadka sharci darrada ahna waxay isku dayi karaan inay naga xadaan doorashada” ayuu yiri Madaxweynaha Mareykanka Trump.
Sidee u aragtaa hadalka Trump?