Monday, May 29, 2023
HomeXulashadaMusharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo saaka ku soo wajahan Muqdisho

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo saaka ku soo wajahan Muqdisho

Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa soo dhoweyn ballaaran loo sameynayo waxa ay ka socotaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Daahir Maxamuud Geelle ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay safar dibadda ah dalka ugaga maqnaa waxaana uu ka mid yahay musharaxiinta sida weyn ugaga soo horjeesatay guddiga doorashooyinka ee la magacaabay.

Gudaha iyo banaanka garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa ku sugan Boqolaal Ruux oo isugu jira Mas’uul, Shacab iyo qeybaha kala duwan ee bulshada oo ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments