WARAR Xulashada

Wasaaradda caafimaadka oo Muqdisho ka furtay shir ku saabsan nafaqada

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ah mid looga hadlayo dib u eegista iyo qorsheynta qorshaha sannadka 2020/2021 ayaa socon doona muddo saddex cisho ah,waxaana kasoo qeyb galay wasaaradaha caafimaadka heer federaalka iyo heer dowlad goboleed.

  

SHARE

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: