
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka oo Muqdisho ku kulmay
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka Qaranka ee dhawaan ay magacaabeen golaha midawga musharrixiinta ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulankoodii ugu horreeyay.
Sidee u aragta in Gudi Badbaado Musharaxiinta Sameystaan?