Uncategorised

Maxaa looga hadlay Shirar gooni gooni oo ka dhacay Garoowe?

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa shirar gooni gooni ah ku yeeshay Madaxda Muxaafid iyo Mucaarid ee ku sugan halkaasi, iyaga oo ka hadlay Arrimo dhowr ah.

Madaxda kulamada gooni goonida ah yeeshay ayaa waxaa kamid ah, Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka, Madaxweynaha Puntland, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Musharixiinta Madaxweynaha, sida Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre iyo qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Hadaba kulamadaas Maxay uga hadleen Madaxda Mucaarad iyo Muxaafid

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: