Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedCali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda

Cali Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda

Madaxweynaha Maamulka Hir-shabeelle Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan  Magaalada Muqdisho Muqdisho waxaa uu Maanta la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Mas’uuliyiinta uu la kulmay ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubeey Jimcaale, Xildhibaan Cabduqaadir  Carabow oo kairsant Golaha Shacabka iyo Musharax Madaxweyne ahna Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Kulamada ayaa waxaa looga hadlyay Guud ahaan Xaaladaha dalka iyo doorashooyinka, sugar ah ah Arrimaha degaannada Hirshabelle.

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa kamid ah Dowlad Goboleedyada Xukuumadda Soomaaliya ku taageeray hirgelinta doorasho ay ka maqan yihiin Jubbaland iyo Puntland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments