Saturday, June 25, 2022
HomeUncategorisedCiidanka Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Degaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Dowladda Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Degaano Ka Tirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka Dowladda Soomaaliya ayaa saaka gaaray degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay banneeyen dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana wararkii u dambeeyay ee aan helayno ay sheegayaan in degaanadaasi ay ku sugan yihiin Ciidanka Dowladda oo si nabad ah kula wareegay degaanadaasi.

Ciidanka ayaa gaaray degaanka Comood oo 30km u jira degmada matabaan ee Gobolka Hiiraan, waxaana lasoo sheegayaa in Ciidamada Guutada 15aad Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidanka Nabad Sugidda Galmudug ay saacado ka hor gaareen degaankaasi.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments