Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedWasiirka Tamarta Dowladda Soomaaliya Oo La Kulmay Danjiraha Turkiga

Wasiirka Tamarta Dowladda Soomaaliya Oo La Kulmay Danjiraha Turkiga

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Soomaaliya, mudane Xasab Cabdinuur Cabdi, ayaa danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz kala hadlay dardar gelinta heshiisyadii is afgarad ahaa oo ay horey u wada galeen wasaaradaha labada dowladood ee walaalaha ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments