Thursday, August 11, 2022
HomeUncategorisedPuntland oo wado qorsho lagu hirgelinayo Amaro kasoo baxay

Puntland oo wado qorsho lagu hirgelinayo Amaro kasoo baxay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland mudane Xasan Shire Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada boosaaso ayaa maanta ka qaybgalay kulan ka dhacay xarunta gobolka bari oo ay isugu yimaadeen Maamulka gobolka, kan degmada Boosaaso iyo taliska ciidanka ammaanka.

Shirka  waxaa kaloo Wasiirka ku weheliyey Wasiirka amniga, Wasiirka Dekedeha Wasiirka Haweenka iyo taliyaha qaybta booliska Gobolka, Duqa Degmada iyo Masuuliyiin kale.

Shirka ayaa ahaa mid diiradda lagu saarayey dhaqan gelinta go’aamdii ka soo baxay guddigii Madaxweynaha dowladda Puntland u xil saaray xasilinta suuqyada & wax ka qabashada qiima dhaca shilling Soomaaliga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments