Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedPuntland oo dad u qabatay qarax khasaaro geystay

Puntland oo dad u qabatay qarax khasaaro geystay

Ciidamada Ammaanka dowlad Goboleedka Puntland ayaa 24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka wadeen xaafado ka tirsan waqooyiga Gaalkacyo, halkaas oo habeen ka hor uu qarax ka dhacay.

Saraakiil ka tirsan laamaha amniga Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in howlgalka lagu qabqabtay dad lagu tuhmayo qarixii habeen ka hor ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments