Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lafilayaa in uu goordhow ka duulo Magaalada Dhuusamareeb oo lagu kala tagey shirkii u socdey Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada Faderaalka.
Dhinacyada ayaa isku fahmi waayay arinta gobolka Gedo, waxaana goordhow shir jaraa’id Dhuusamareeb ku qabanaya Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe.