Thursday, August 11, 2022
HomeXulashadaDr. Abdinasir Abdille Mohamed"Waxaan ku baaqeynaa wadashi qaran oo ay kasoo qeyb...

Dr. Abdinasir Abdille Mohamed”Waxaan ku baaqeynaa wadashi qaran oo ay kasoo qeyb galaan dhammaan saamilayda siyaasadeed”

Dr. Abdinasir Abdille Mohamed”Waxaan ku baaqeynaa wadashi qaran oo ay kasoo qeyb galaan dhammaan saamilayda siyaasadeed sida madaxda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada, Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, Musharaxiinta, Xisbiyada siyaasadeed iyo bulshada rayidka ah si looga wada hadlo doorasho lagu wada qanacsanyahay lana isla oggolyahay oo muddeysan, sidoo kalena Baarlamaanka, Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo Xukuumadda ay ahaadaan xilgaarsiin iyagoo leh awood cayiman.”

#DrAbdinasir2021

#AmniIyoHorumar

#SecurityAndDevelopment

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments