Monday, August 15, 2022
HomeUncategorisedUrurada bulshada rayidka ah ” Waa in Muqdisho lagu qabtaa shirka lagu...

Ururada bulshada rayidka ah ” Waa in Muqdisho lagu qabtaa shirka lagu baaqay”

Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay shirka lagu baaqay 15 February in l qabto si loo xaliyo muranka ka taagan arimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Waxa ay soo jeediyeen in Shirka lagu qabto Muqdisho, in wakiilo ka socda bulshada rayidka qeyb ka noqdaan iyo dhammaan dhinacyada aan looga maarmin.

Waxa ay sidoo kale soo jeediyeen in la ilaaliyo xasiloonida Soomaaliya , islamarkaana cidii kasoo horjeesta shirka Muqdisho in xal lagu gaaro lagula xisaabtamo mas’uuliyada saaran.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments