Monday, June 27, 2022
HomeUncategorisedGuddiga Xallinta khilaafaadka & Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland oo la Magacaabay

Guddiga Xallinta khilaafaadka & Cabashooyinka Doorashooyinka Puntland oo la Magacaabay

Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska xubnaha Guddiga Xallinta khilaafaadka iyo Cabashooyinka ee doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Puntland.

Xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashada Golayaasha degaanka Puntland ee la Magacaabay ayaa ka kooban 9 Xubdoon, waxaana guddoomiye looga dhigay Guuleed Saalax Barre.

Xubnaha guddigaan ayaa waxaa ay shaqadooda tahay xal ka gaarista hadii uu dhaco muran la xiriira doorashooyinka Golayaasha degaanka Puntland, iyada oo Maanta Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ay gudigaan ansixiyeen.

Hoos ka akhriso magacyada xubnaha Guddiga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments