Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedQM oo markale ku baaqday in laga heshiiyo doorashada Soomaaliya.

QM oo markale ku baaqday in laga heshiiyo doorashada Soomaaliya.

Iyada oo weli aan heshiis rasmi ah laga gaarin arrimaha doorashada ayaa waxaa jira walaac xoogan o ay muujinayaan xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya.

Kaaliyaha Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Siyaasadda iyo Nabadeynta Rosemary A. DiCarlo ayaa sheegtay I nay laam huran tahay doorashooyin loo dhan yahay, waxaana ay ugu baqday codsanayaa madaxda Soomaalida inay dib u bilaabaan wadahadallada doorashada.

Soomaalidu waxay waddo dheer u soo mareen xasilinta dalka iyo u dhigista dhabbaha nabad waarta iyo dimuqraadiyad Doorashooyin loo dhan yahay waa lama huraan. Waxaan ka codsanayaa madaxda Soomaalida inay dib u bilaabaan wadahadalka waxaanan ku celinayaa taageerada buuxda ayay tiri” Rosemary A. DiCarlo.

Shacabka Soomaliyeed & Beesha Caalamka ayaa ka war sugaya shirka wadatashiga Madaxda dowladda , dowlad gboleedyada iyo Gobolka Banaadir, kaas oo ay uga hadlayaan cqabadaha hortaagan qabashada doorasho la isku raacsan yaha

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments