Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedGolaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka oo kulan ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan xasaasi ah oo ku ku saabsan xaalada dalka Soomaaliya ka yeelanaya , kaas oo ku qabaoomaya khadka Internet-ka.

Kulanka dadka qeybgalaya waxaa ka mid ah Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Amb, James Swan, iyo Xubno kale oo isha ku haaya xaaladda xilligaan ee Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa warbixin la xiriirta xaalada siyaasadeed, mid doorasho iyo mid amni ee xilligaan dalka laga dhageysan doonaa Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa siweyn waxaa ay uga hadli doonaan Arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo xilligaan uu khilaaf ka taagan yahay, iyaga oo soo saari doona baaq ku socda saamileyda siyaasadeed ee dalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments