Thursday, June 30, 2022
HomeUncategorisedWararkii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

Wararkii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaskii Cusub Cudurka Coronavirus ah lagana diiwaangeliyay dalka  muddo  24-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay la baaray 1,323 ruux, balse cudurka laga helay 209 qof.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,323
o Laga Helay: 209
o Banadir: 181
o Somaliland: 28
o Lab: 140
o Dhedig: 69
o Dhimasho: 11
o Bogsashada: 21
Tirada Guud ee Laga Helay: 7,727
Bogsashada Guud: 3,867
Dhimashada Guud: 260
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments