Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedXildhibaanad Aamina Omar Jaamac oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah...

Xildhibaanad Aamina Omar Jaamac oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso

Xildhibaanad Aamina Omar Jaamac oo Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay maalinta Caalamiga ah ee 8-da Maarso ayaa tilmaamtay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo doorka Haweenku ay ku leeyihiin siyaasadda iyo hoggaaminta arrimaha bulshada, maadaama ay ku tilmaaman yihiin hufnaan iyo dhabar adeyga.
Xildhibaanad Aamina Omar Jaamac ayaa haweenka Soomaaliyeed kula dardaarantay xoojinta doorka ay ku leeyihiin dib u dhiska dowladnimada, adkeynta midnimada, dib u heshiisiinta iyo horumarka caafimaadka iyo dhaqaalaha ee xanuunka safmarka ee COVID19, waxa ayna ku bogaadisay dadaalkooda joogtada ah iyo sida ay uga go’an tahay horumarinta dalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments