Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonaha.
Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,349
o Laga Helay: 126
o Somaliland: 65
o Banadir: 47
o Hirshabelle: 8
o Jubaland: 4
o Galmudug: 2
o Lab: 82
o Dhedig: 44
o Dhimasho:11(Banadir:9,Hirshabelle:1, Koonfurgalbeed:1)
o Bogsashada: 29
Tirada Guud ee Laga Helay: 8,946
Bogsashada Guud: 4,108
Dhimashada Guud: 349