Uncategorised

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo kala saxiixday dhismaha Wadooyin muhiim ah

Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha wadooyin muhiim ah Dalka oo kala ah.

1- Waddada isku xidha Beled Weyne – Galkayo oo dhan 327 km.
2- Waddada isku xidha Galkayo – Garowe oo dhan 240 km
3- Waddada isku xidha Galkayo – Hobyo oo dhan 241 km.
4- Wadada isku xidha Luuq, Ganane – Dolow oo dhan 80 km.

 

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: