Uncategorised

Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka oo Muqdisho ka furmay

Wajigii 2aad ee Shirkii Wadatashiga Doorashooyinka ee heer Wasiir ayaa maanta ka furmay Hotelka Decala ee Garoonka Aadan cadde.

Wajigii 1aad ee Shirkan ayaa horay uga dhacay Baydhabo,  iyadoona Shirkaasi lagu gaaray go’aamo Masiiri ah.

Shirkan ayaa hordhac u yahay Shirka Madaxda Federaalka iyo Madaxda Dowlad Goboleedyadda  iyo Gobalka Banaadir oo la filayo in dhowaan uu Muqdisho ka furmo.

Shirkaan ayaa waxaa hoggaaminaysa beesha Caalamka ka dib markii dowladda dhexe ay ku fashilantay in ay isugu keento maamul goboleedyada.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: