Thursday, August 11, 2022
HomeUncategorisedSaid Dani Iyo Axmed Madoobe Oo Aan Wali Tagin Hallka Shirka Iyo...

Said Dani Iyo Axmed Madoobe Oo Aan Wali Tagin Hallka Shirka Iyo Cabsi Laga Qabo Ineey Baaqdaan

Goor dhaw aye  shirka ka furmay teendhada ku taalla xerada Afisyooni ee Ciidamada Cirka Soomaaliya gaaray qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada KG , GALMUDUG ,HIRSHABELELLE , guddoomiyaha gobolka Banaadir, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Weli waxaa aanan goobta gaarin madaxweyneyaasha Jubaland iyo Puntland sida wariyaheena Fadumo Abdulkadir ay so sheegeyso

 

Dani iyo Madoobe  waxay horraan walaac ka muujiyeen ammaanka goobta shirka lagu qabanayo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments