Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedDEG-DEG DHAACAWA DAD UU WAXYEELO UGEYSTAY HOOBIYAAL OO LA DHIGAY ISBITAAL...

DEG-DEG DHAACAWA DAD UU WAXYEELO UGEYSTAY HOOBIYAAL OO LA DHIGAY ISBITAAL MADINA

5 ruux oo ku dhaawacmay Hoobiyaal ku dhacay guryo ku yaalla degmada Wadajir ayaa la dhigay Isbitaal Madiina sida maamulka Isbitaalka ay ii xaqiijiyeen.
Waxaa jira dadkale oo waxyeelo ka soo gaaray tiro Madaafiic ah oo loo waday xerada Xalane, waxaa lagu soo waramaya in Madaafiicdaasi ay qasaaro xoogleh gaarsiiyeen dad shacab ah oo degen Wadajir.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments