Tuesday, June 28, 2022
HomeUncategorisedMadaxweyne Farmaajo oo saakay xilli hore gaaray teendhada Afisyooni

Madaxweyne Farmaajo oo saakay xilli hore gaaray teendhada Afisyooni

Wararka ka imaanaayo teendhada Afisyooni ayaa sheegaya in saakay xilli hore ay soo gaareen madaxweyne Farmaajo, ra’iisul wasaare Rooble iyo duqa Muqdisho Cumar Filish.
Waxaa sidoo kale kusoo wajahan oo ay sugayaan madaxweyneyaasha Galmudug, Hrishabeelle iyo Koonfur Galbeed.
Ujeedka kallahaadda madaxweynaha ayaa lagu sheegay in ay tahay siduu ku baajin lahaa shir ay ku ballansanyihiin madaxweyneyaasha shanta maamul goboleed iyo Beesha Caalamka kaas oo uu qorshuhu yahay in uu ka dhaco Xirada Xalane.
Beesha Caalamka ayaa waddo dedaallo ay iskugu soo dhoweyneyso madaxda Soomaalida si xal loogu helo ismari waaga ka taggan arrimaha doorashada.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments