Monday, May 29, 2023
HomeUncategorisedGalmudug iyo Hirshabeelle oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Farmaajo

Galmudug iyo Hirshabeelle oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Farmaajo

Maamul gobaleedyada Galmudug iyo HirShabeelle ayaa ka soo horjeestay muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo oo ay ka aamusnaayeen tan iyo 12-kii bishaan.

Warsaxaafadeed wadajir ah oo ay saareen labadaan maamul ayey ku sheegeen in aysan aqbali doonin burbur dalka ku yimaada, taas oo ka dhalata muddo korarsiga Madaxweyne.

Labadaan maamul ayaa cambaareeyay dagaaladii ka dhacay waxayna ku baaqeen in la dejiyo xaalada iyo in la qabto doorasho ku qotanta heshiiskii 17-kii Sep ee 2020

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments