Uncategorised

Isku shaandheyn lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka Banaadir

Isku shaandheen lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka banaadir.

Guddoomiye Ku xigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka Gobolka  Banaadir ayaa maanta isku shaandheen lagu sameeyay ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho Cumar Finish.

  1. C/kaafi Yuusuf Nuur ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Boondheere.
  2. Cabdi_Xamiid Cabdikariim ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Hodan.
  3. Maxamuud Cali Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Xamar jajab.
  4. C/raxmaan Cumar ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Howl wadaag.
  5. Sahro Maxamud ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Xamar Wayne.
  6. Xaawa Nuur Maxamed ayaa loo magacaabay Xoghayaha degmada Dharkeynleey.

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: