Uncategorised

Faah faahin Qarax oo ahaa Gaari Ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray Saldhiga booliska degmada waaberi

Faah faahin Qarax oo ahaa Gaari Ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray Saldhiga booliska degmada waaberi oo ku yaala Gargaarka Isgoska Dabka Qarax ayaa geystay Qasaaro dhimasho iyo dhaawac
Taliyaha Saldhiga Axmed baashane Oo ku Magac dheeraa Colaalay ku geeriyooday waxaana dhaawac yo ay soo gaareen Saraakiil iyo Askar ku sugnayd iyadoona qaraxa Qasaaraha uu geystay uu intaasi ka badan karo
Wixii warar ah Halkan ayaaan iidiin kala soo socodsiindoonaa

Related Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

%d bloggers like this: