Thursday, June 30, 2022
HomeUncategorisedPuntland oo soo saartay habraaca loo marayo tukashada Salaada Ciida

Puntland oo soo saartay habraaca loo marayo tukashada Salaada Ciida

Kulan ay wada qaateen wasiiradda wasaaraddaha caafimaadka iyo cadaaladda Puntland iyo culimada ayaa looga wada hadlay sida loo tukanayo salaada Ciida.

Wasiiradda ayaa culimada la wadaagay xalaada Coronaha ee Puntland iyo sidii masuuliyad la iskaga saari lahaa in dadka imaanaya meelaha lagu tukado ay ku baraarugsan yihiin sidoo kalena ay ka taxadaraan fiditaanka Xanuunka.

Culimada ayaa soo dhaweyay kulanka ay la qaateen wasiiradda waxayna la wadaageen sida nidaam la isku raacsanyahay loo tukan lahaa salaada.

Intaas ka dib wasiiradda labada wasaaraddood ayaa soo saaray habraaca loo marayo tukashada salaada ciidul fidriga.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments