Thursday, June 30, 2022
HomeUncategorisedDiyaar garoow ka socda Muqdisho & Maamul goboleedyada oo kusoo wajahan

Diyaar garoow ka socda Muqdisho & Maamul goboleedyada oo kusoo wajahan

Diyaar-garowgii shirka wada tashiga Arimaha Doorashooyinka Qaran ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka & Madaxda Maamul goboleedyadda oo lagu balansan yahay in uu maalinta bari ah ka furmo Magaaladda Muqdisho ayaa laga dareemayaa Magaalada Muqdisho.

Guddiyadda farsamada oo maalmihii u danbeeyey oo dhan ku hawlanaa diyaarinta shirwaynaha Qaran ee Arimaha Doorashooyinka Dalka ayaa intoodii badnayn soo gaba gabeeyey hawlihii ay wadeen.

Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in magaaladda Muqdisho ay soo gaaraan madaxda Maamul Goboleedyadda ee ka Qeyb galaya shirkan oo uu saldhig u yahay heshiiskii 17 September lagu gaaray magaalada Muqdisho.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments